Awstriya
Jamhuuriyadda Awstriya | |
|---|---|
|
Calanka | |
Heesta qaranka:
| |
Location of Awstriya (dark green) – in Europe (green & dark grey) | |
| Caasimadda | Fiyena 48°12′N 16°21′E / 48.200°N 16.350°E |
| Official national language | Af-Jarmal[a][b] |
| Official regional languages | Hungarian (41,000), Slovenian (25,000), Burgenland Croatian (19,500)[1][2] |
| Qaybaha qowmiyadaha (2012) |
|
| Dadka | Austrian |
| Dawladda | Federal parliamentary republic |
| Alexander Van der Bellen | |
| Sebastian Kurz | |
| Werner Kogler | |
| Wolfgang Sobotka | |
| Sharci-dejinta | Parliament |
| Federal Council | |
| National Council | |
| Independence | |
| 976 | |
| 1156 | |
| 1453 | |
| 1804 | |
| 1867 | |
| 1918 | |
| 1934 | |
| 1938 | |
| since 1945 | |
• State Treaty in effect | 27 July 1955 |
| 14 December 1955 | |
| 1 January 1995 | |
| Bedka | |
• Wadarta | 83,879 km2 (32,386 sq mi) (113th) |
• Biyo (%) | 1.7 |
| Dadka | |
• Qiyaastii January 2018 | |
• Cufnaanta | 104/km2 (269.4/sq mi) (106th) |
| Wax soo saar (PPP) | Qiyaastii 2018 |
• Wadarta | $461.432 billion[5] |
• Qofkiiba | $51,936[5] (17th) |
| Wax soo saar (magac ahaan) | Qiyaastii 2018 |
• Wadarta | $234.672 billion[5] (29th) |
• Qofkiiba | $53,764[5] (14th) |
| Qaybsiga (2014) | sinnaan la'aan hoose (14th) |
| Kobaca (2015) | aad u sarreeya (24th) |
| Lacagta | Euro (€)[c] (EUR) |
| Saacadda | UTC+01 (CET) |
| UTC+02 (CEST) | |
| Koodhka wicitaanka | +43 |
| Furaha Internetka | .at[d] |
| |
Awstriya Jamhuuriyadda Awstriya ama (de: Republik Österreich) waa wadan Dhul xiran oo ku yaalo dhaxbartanka Yurub macnaha Austaria waxa ay kadhiganahay marka somali loorogo Jammhuuriyada bariga.waa xubin kamida jamciyada quruumaha ka dhaxaysa ilaa 1955 laga bilaabo 1995 waxay kamid noqotay wadamada Midawga Yurub dhanka waqooyi waxa kaga aadan wadanka Jamhuuriyadda Fadaraaliga ah ee Jarmalka iyo Jamhuuriyadda Jek Dhanka barina wadamada Isloveeniya iyo Taliyaaniga Koonfurna waxa kaga toosan wadamada Iswisarland iyo Liechtenstein.
Awstriya wee xee ku jiirtaa madawaga yurob Ilaa 1995 Luqadaa Awstriya lagaga hadloo waa jarmal dhulkaa Awstriya wuxoo garaa 83,872 Kiiloo murabaac waxaa Awstriya ku nool 8,316,487 (2007) Qoof Calamadaa intara netka (at) Furahaa Telefonka (+43)
Goboladaa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wadankaa Awstria woxoo oo kala baxaaa 9 gobol
| Gobooladaa | Casimada |
|---|---|
| Awstriya Hoose | Saan Boolten |
| Awstriya Sare | Liinis |
| Buurgland | Aisenstaat |
| Fiyena | Fiyena |
| Foralbeerg | Breegens |
| Ishtayamark | Garaas |
| Kerdnaa | Kalangfoordh |
| Saalisburuug | Saalisburuug |
| Tirool | Inisbrug |
| Dalalka Yurub | |
|---|---|
| Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Awstriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki | |
- ↑ https://www.demokratiewebstatt.at/thema/sprachen/amtssprachen-in-oesterreich/die-verschiedenen-amtssprachen-in-oesterreich/
- ↑ "Regional Languages of Austria". Rechtsinformationssystem des Bundes. 2013.
- ↑ "Kommission für Migrations und Integrationsforschung der Österreichischen Akademie der Wissenschaften" (PDF). Statistik Austria. 2012. p. 27. Archived from the original (PDF) on 2017-01-14. Retrieved 2018-07-29.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) (total population to calculate percentages with is on page 23) - ↑ "Population by Year-/Quarter-beginning". 1 October 2015.
- 1 2 3 4 "Awstriya". International Monetary Fund. 1 April 2018. Retrieved 23 July 2018.
- ↑ "Gini coefficient of equivalised disposable income (source: SILC)". Eurostat Data Explorer. Archived from the original on 4 Bisha Saddexaad 2016. Retrieved 4 December 2015.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "2016 Human Development Report" (PDF). United Nations Development Programme. 2016. Archived from the original (PDF) on Maarso 27, 2017. Retrieved Maarso 23, 2017.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help)