Chiri Chiri
Appearance
| Chiri Chiri | ||||
|---|---|---|---|---|
| Studio album by | ||||
| Wuxuu soo baxay | Sebteembar 4, 2019 | |||
| Waxaa la duubay | 2018–2019 | |||
| Nooca | J-pop | |||
| Luuqada | Jabaaniis | |||
| Calaamada | ||||
| chronology | ||||
| ||||
| Heesaha albumka ee Chiri Chiri | ||||
| ||||
Chiri Chiri waa albamkii ugu horeeyay ee luqada Jabbaan ee kooxda gabdhaha Koonfur Kuuriya Momoland. Albamku waxa uu leeyahay heesaha Jabbaan ee kooxda - "Bboom Bboom", "Baam", "I'm So Hot" iyo "Pinky Love".[1]