Jump to content

Java (luuqada borograaminta)

Ka Wikipedia
File:Java logo.svg
Java

Java (Af Carabi: جافا) waa luqada lagu borgaraamiyo barnaamijyada uu ku shaqeeyo Kumbuyuutar. Barnaamijka Java waxaa loogu talo-galay in farsamayaqaanku diyaariyo laguna isticmaalo meelo badan oo kala duwan, taasi oo u shaqeeynaysa si heer sare ah.[1][2]

Borograamka java waxaa markii ugu horeeysay sanadkii 2005ta qoray nin farsamoyaqaan IT oo lagu magacaabo James Gosling, waxaana isla markiiba kala wareegtay barnaamijkaasi shirkada borograaminta kombuyuuterka ee Sun Microsystems.

Maanta 2016, Java waxay ka mid tahay borograamyada ugu casrisan ee loogu isticmaalka badan yahay dunida, waxaana la sheegay in qiyaastii barnaamijyada java ku jiraan ilaa 62% dhamaan aaladaha casriga ah ee guriga iyo xafiiska lagu isticmaalo.[3][4][5][6] particularly for client-server web applications, with a reported 9 million developers.[xigasho u-baahan]

  1. "Write once, run anywhere?". Computer Weekly. 2002-05-02. Retrieved 2009-07-27.
  2. "1.2 Design Goals of the Java™ Programming Language". Oracle. 1999-01-01. Retrieved 2013-01-14.
  3. McMillan, Robert (2013-08-01). "Is Java Losing Its Mojo?". wired.com. Java is on the wane, at least according to one outfit that keeps on eye on the ever-changing world of computer programming languages. For more than a decade, it has dominated the Tiobe Programming Community Index – a snapshot of software developer enthusiasm that looks at things like internet search results to measure how much buzz different languages have. But lately, Java has been slipping.
  4. RedMonk Index on redmonk.com (Stephen O'Grady, January 2015)
  5. "Programming Language Popularity". langpop.com. 2013-10-25. Archived from the original on 2009-01-16. Retrieved 2015-04-02. Normalized Comparison: 1st C, 2nd Java, 3rd PHP {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  6. "TIOBE Programming Community Index". 2015. Archived from the original on 2013-07-02. Retrieved 2015-04-03. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)